Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax aad weyn ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah abaare 7:15 daqiiqo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Al-Mukarama. Qaraxan oo aad u xoog badnaa lagana maqlay meelo badan ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey. Wararka ugu horeeya ee ku soo dhacaya warqabadka allbanaadir.com ayaa sheegaya in qaraxan uu ka … Continue reading Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya